"Heshiiska Xisbiyada Ee Doorashada Waa In La Waafajiyaa Go'aamada Dastuuriga Ah Ee Yaala"..Xil Axmed Ducaale

0
Sunday July 12, 2020 - 18:47:01 in News by
  • Visits: 1331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Heshiiska Xisbiyada Ee Doorashada Waa In La Waafajiyaa Go'aamada Dastuuriga Ah Ee Yaala"..Xil Axmed Ducaale

    "Heshiisyada Xisbiyada Ee Doorashada Waa In La Waafajiyaa Go'aamada Dastuuriga Ah Ee Yaala"..Xil Axmed Ducaale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Heshiisyada Xisbiyada Ee Doorashada Waa In La Waafajiyaa Go'aamada Dastuuriga Ah Ee Yaala"..Xil Axmed Ducaale

 


Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay heshiiska ay xisbiyadu ka gaadheen qabsoomida doorashooyinka golaha wakiilada iyo goleyaasha deegaanada.

Image may contain: 1 person, closeup


Xildhibaan Bulaale oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa soo jeediyey in heshiiska ay xisbiyadu gaadheen la waafajiyo go’aamada dastuuriga ah hore loo gaadhay isla markaana diyaarka ah.


Xildhibaan Bulaale ayaa ugu horayn hadalkiisa ku bilaabay " Heshiiska Xisbiyadda waa in Shuruucda iyo Go,aamada Dastuuriga ah ee yaala la waafajiyo ileen Dawlad ayaynu nahay, waxaana yaala Go,aankii Maxkamadda sarre iyo Go;aankii mudada xilka ee Golaha Wakiilada”


Xildhibaan Bulaale oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey "hadii ay heshiis ka gaadheen Xisbiyadda Doorashooyinka waa fiican yihiin muddo dheerna Khilaafaad Kooda ayaa saamayn ku yeeshay Doorashooyinka qabashada Doorashooyinka waa in ay Waafaqayaan Shuruucda iyo Dastuurka dalka u yaala,"Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale oo Maanta Warbaahinta la hadlay.

Loading...
Loading...