Dib Udhac Ku Yimid Wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland ee Jabuuti + Sababta

0
Saturday July 11, 2020 - 09:18:01 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dib Udhac Ku Yimid Wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland ee Jabuuti + Sababta

    "Waa markii labaad ay dib u dhacaan wadahalada guddiyada Farsamo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waa markii labaad ay dib u dhacaan wadahalada guddiyada Farsamo"

Hargaysa (HWN) Wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee maalinta Axadda todobaadkan ka furmi lahaa waddanka Jabuuti ayaa baaqday.

 

Baaqashada wada hadalkan loo balansaa ayaa timid kadib markii Dawladda fedeaalka Soomaaliya ay codsatay in la siiyo laba todobaad oo kale sida ay Ilo-wareedyo u xaqiijiyeen warbaahinta

 

Guddida farsamo ee Somaliland oo maalinta beri ah Hargeysa ka bixi lahaa iyagoo diyaar ah ayaa Dawladda Jabuuti ku wargelisay in shirkaasi dib u dhacay.

 

Waa markii labaad ay dib u dhacaan wadahalada guddiyada Farsamo ee Somaliland iyo Soomaaliya uga furmilahaa Jabuuti.


Loading...
Loading...