Xisbiga Mucaaridka Ee Tigreega Oo Ka Hadlay Dilkii Fanaanka Oromada

0
Friday July 10, 2020 - 15:14:52 in News by
  • Visits: 2275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Mucaaridka Ee Tigreega Oo Ka Hadlay Dilkii Fanaanka Oromada

    Xisbiga Mucaaridka Ee Tigreega Oo Ka Hadlay Dilkii Fanaanka Oromada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Mucaaridka Ee Tigreega Oo Ka Hadlay Dilkii Fanaanka Oromada

Xisbiga mucaaradka TPLF ee gobolka Tigreega ayaa beeniyay eedeymo dowladda ay u jeedisay oo ah inay ku lug lahaayeen dilkii dhawaan Itoobiya loogu geystay fanaankii caanka aha ee Hachalu Hunddessa.

Getachew Reda oo ah afahayeen u hadlay dhaqdhaqaaqa xoreynta shacabka Tigreega ee TPLF ayaa sheegay in eedeymahaas ay yihiin ‘kuwo been ah’.

Mar sii horreysay xisbiga haya talada ayaa ku eedeeyay TPLF iyo jabhada Oromo ah inay ka dambeeyeen dilkii Hachalu Hundessa.

Qalalaasihii ka dhashay dilka heesaaga waxaa ku dhintay dad ku dhaw 200 qof.

Xeer Ilaaliyaha guud ee Federaalka dalka Itoobiya waxay sheegtay rabshadihii ka dhacay dalkaas loo xidh xidhay dad gaadhaya 2,700.

Loading...
Loading...