Wasiirka Xannaanada Xooluhu Haddaanuu Dhaliisha Xamilayn Gurigiisa Hajoogo ; Dhabarkiisa Ha Duugto.

0
Friday July 10, 2020 - 10:35:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 826
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Xannaanada Xooluhu Haddaanuu Dhaliisha Xamilayn Gurigiisa Hajoogo ; Dhabarkiisa Ha Duugto.

    M BASHE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

M BASHE
Waxaa dhammaan xookuummadda iyo Madaxweynaheedaba ka indha la yihiin in dhaqaalaha Somalida ama ka SOMALILAND ba waxay ku xidhan yihiin waa Xoolaha nool ee Allah Mahadi ha ka gaa dhee uu Somalida ku Mannaystay lana soo ogaaday wadanka ugu xoolaha nool badan ee geel iyo adhi ah wadanka ugu badan weeye.  Ilaahay baa daryeela oo roobkaasay  iska daba guurguuraan ee wax weligood maamul somaliyeed  u qabtaa ma jiro xoolaha iyo reer miyiga. 



Xoolaheenu suuqyada  Carabta khaasatan Sucuudigu xannuun  kumuu diidin ee tartankii suuq gelinta hilibka xoolaha ee suuqyada ayaanaynu kuba jirin.  Wadamada kale ee Hilibka xoolaha Carabta u keenaa waa Australia oo Industry hilibkeeda suuqaytiisa ku soo bandhigta films; websites, magazines iyo reports iyo (sales people expertise) ah oo la kulma  shirikaadka customers ka u ah macaamilooyin iyo hadiyado IWM siiya xitaa kuwaa baa ka saaray hilibkeena suuqii Carabta.  Inagana Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo wasaaradda Xannaada xoolaha waa calaa faashuush waxuuna lagu dheeli tiraa  Saamiqaybsiga beenbeenta ah reeraha lagu lugooyo, waliba reerka u xoolaha nool badan baa lagu gudbaa wax programme ah oo reer miyiga  iyo Xoolaha ugu jiraa ma jirto hadday in environment ka loo ilaaliyo tahay hadday xannaano iyo dawooyin iyo dhakhtaro tay wax miisaaniyadda ugu jiraa ma jiro wax strategy ay suuqaynta hilibka SOMALILAND  tay ma jiro wax reports ma jiro wasiirka iyo agaasimayaashu shaqo maalmoodkoodu waa YAA MAANTA MADAXWEYNAHA U GALAY YAA KASOO BAXAY IYO MUXUU MAANTA SAXEEXAY intaasaa lagu meeraystaa  . Markaa wasiirka Xannaanada Xooluhu intuu gurigiisa iska jiifsado dhabarkiisa ha duugto musharkiisa iyo  beenta wadanibaan ahay ha ku shaqaysto.


AFARTA WASIIR EE INA KAAHIN IYO WARAN CADDE HOGAAMINAYEEN AFAR BILOOD MAALIN WALBA HILIB BAY ISLA DHACAAN CEELAFWEYNE, REER MIYIGU WAA INAY HILIBKA KA JOOJIYAAN OO AAMUSIMAAYAANE MARKAY YIDHAAHDAAN HILIBKII MEE WAA INAY WAYDIIYAAN (THE QUESTION OF THAT MOMENT) TAASOO AH XOOLAHA IYO REER MIYIGA MAXAA U QABATAAN XUKUUMADAY?.


WAXAAN REER MIYIGA U SOO JEEDINLAHAA IDINKAA NINKASTA ka ADAG EE WAYDAAN GARANAY , AFAR TODOBAAD NEEF XOOLO AH MAGAALO HA GEYNINA GAWSKIINA KA CABBA EWALBA NOLOSHIINU (SURVIVAL) BAY AHAYD DABADEED  BAARLAMAANADA IYO MADAXWEYNAHA OO IDIN BARYAYAA MIYIGA UDIINKU  IMAN WAX QABADNA WAY IDIIN SAMMAYN MA CORNAYL CAARRE AYAA KA LIIDATAAN.


M BASHE

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...