Raysal Wasaare Khayre Iyo Wakiilka Midawga Yurub Oo Jimicsi Ku Qaatay Garoonka Muqdisho Stadium+Sawiro

0
Thursday July 09, 2020 - 14:39:07 in News by
  • Visits: 3187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaare Khayre Iyo Wakiilka Midawga Yurub Oo Jimicsi Ku Qaatay Garoonka Muqdisho Stadium+Sawiro

    Raysal Wasaare Khayre Iyo Wakiilka Midawga Yurub Oo Jimicsi Ku Qaatay Garoonka Muqdisho Stadium+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaare Khayre Iyo Wakiilka Midawga Yurub Oo Jimicsi Ku Qaatay Garoonka Muqdisho Stadium+Sawiro

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Hassan Ali Khayre ayaa Midowga Yurub iyo dowladda Norway uga mahadceliyay gacanta ay dowladda ka siiyeen dayactirka Garoonka Ciyaaraha Muqdisho.

Khayre ayaa safiirka Midowga Yurub Nicolas Berlanga ee Soomaaliya ku sharfay ka qeyb galka orod uu galabta ku sameeyay garoonka.

Waxaa sidoo kale ka qeyb galay orodaas masuuliyiin kale oo ka tirsan dowlada, waxaana sidoo kale orodkaas lagu muujinayey guulaha y gaartay DF.

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhowaan xariga ka jaray garoonka K/Cagta Istadium Muqdisho oo dib loo dhisay ka dib markii uu ku burburay dagaaladii cuslaa ee ka dhacay Muqdisho.

Loading...
Loading...