Ma Dhabbaa In Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya Uu Hargeysa Imanayo?

0
Thursday July 09, 2020 - 14:35:21 in News by
  • Visits: 1556
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Dhabbaa In Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya Uu Hargeysa Imanayo?

    Ma Dhabbaa In Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya Uu Hargeysa Imanayo?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma Dhabbaa In Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya Uu Hargeysa Imanayo?


Hargeysa(HWN):-Safiirka Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha u fadhiya Dalka Soomaaliya Ambassador Qin Jian ayaa la sheegay inuu socdaal ku imanayo Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.




Inkastoo aanu jirin war rasmi ahi, haddana warar soo baxaya ayaa sheegaya in safiirku doonayo inuu socdaalku yimaado Hargeysa si uu ula kulmo Madaxweyne Biixi.


Socdaalka safiirka ayaa la xidhiidha iskaashiga cusub ee u bilaabmay Somaliland iyo Taiwan.


Lama garanayo in safiirka Shiinuhu u socdo oo keliya inuu isku dayo inuu Somaliland ku qanciyo inay ka laabato xidhiidhka cusub ee Taiwan iyo inuu u socdo qorhe kale.


Shiinaha ayaa kor iyo hoosba u sheegay inaanu ogolayn in Taiwan xidhiidh la samayso Dalalka Somaliland ka midka tahay, isagoo markii uu soo baxay heshiiska Somaliland iyo Taiwan ku eedeeyay Somaliland inay duulaan ku tahay Midnimada dhuleed ee Shiinaha, laakiin Arrintaasi waxa ku gacan-saydhay Taiwan iyo Somaliland labadaba.

 

Loading...
Loading...