Dawlada Shiinaha Oo Si Adag Uga Hadashay Xidhiidhka Taiwan Iyo Somaliland

0
Tuesday July 07, 2020 - 16:55:07 in News by
  • Visits: 2532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Shiinaha Oo Si Adag Uga Hadashay Xidhiidhka Taiwan Iyo Somaliland

    Dawlada Shiinaha Oo Si Adag Uga Hadashay Xidhiidhka Taiwan Iyo Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Shiinaha Oo Si Adag Uga Hadashay Xidhiidhka Taiwan Iyo Somaliland


Dowladda Shiinaha oo shaacisay in aanay marnaba aqbali doonin in Somaliland iyo Taiwan ay si rasmi ah isku wardaarsadaan wakiillo diblomaasiyadeed oo labadooda dal kala fadhiya.

China Firmly Opposes Taiwan and Somaliland relations


Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha Mr. Zhao Lijian oo si maalin leh ah warbixin u siiya saxaafadda, isla markaana la weydiiyo su'aalo badan oo khuseeya danaha Shiinaha ee caalamka, waxa shirkiisa jaraa'id ee Isniinta (06 July 2020) la weydiiyey su'aallo kala duwan oo ay ka mid ahayd su'aal si gaar ah u khusaysa mawqifkooda xidhiidhka cusub ee dhexmaray Somaliland iyo Taiwan.


Haddaba, waxa aan halkan idiinku soo gudbinayaa warbixinta dhammayska tiran ee ay Wasaaradda Khaarajiga Shiinuhu ka soo diyaariyey shirkaas jaraa'id iyo jawaabaha uu Afhayeenkoodu bixiyey oo dhammaystiran, iyadoo ujeedada aan u soo qaatayna tahay bal in dadka reer Somaliland si fiican u ogaadaan mawqifka adag ee Shiinuhu ka qaatay xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan, loona muujin lahaa dedaal ah in xidhiidhkaas cusub qawl iyo ficilba lagu muujiyo sidii loo difaaci lahaa, loona tusi lahaa Shiinaha in Somaliland iyo Taiwan yihiin laba dal oo xor ah oo aan cidna u daba fadhiyin inay cid kale xidhiidh iyo iskaashi la yeeshaan.

Loading...
Loading...