Reer Tarabi Oogle Oo Dhambaal Tacsiya Udiry Ehelkii Ay Ka Baxday Marxuumad Canab Cali Cawl.

0
Tuesday July 07, 2020 - 14:29:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1732
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reer Tarabi Oogle Oo Dhambaal Tacsiya Udiry Ehelkii Ay Ka Baxday Marxuumad Canab Cali Cawl.

    W/Q: Bashiir Tarabi Oogle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Bashiir Tarabi Oogle

Aniga oo ku hadlaya afka reer Tarabi Oogle, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska iyo Qaraabadii ay ka baxday Hooyo, Ayeeyo iyo Macooyo Canab Cali Cawl.

 

waxaan si gaar ah ugu tacsiyadaynayaa Jaamac, Cali iyo Faadumo oo ay hooyo u ahayd, Ilma Aadan Tarabi Oogle oo ay ayeeyo u ahayd iyo caruurta ay macooyada u tahay ee ku filiqsan miyi, magaalo iyo daafaha caalamka.

 

Waxay ahayd qof dhowrsoon, dhaqan wanaagsan oo aad loo jeclaa, Eebe waxaan uga baryayaa in uu janadii ka waraabiyo, qoyska ay ka baxday iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo, aamiin. Innaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuun.

 

Bashiir Tarabi Oogle,

London, England.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...