Hay'ada u dooda xuquuqda aadanaha oo ka hadashay tacadiga loo geysto warbaahinta iyo suxufiyiinta.

0
Tuesday July 07, 2020 - 08:36:38 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 722
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'ada u dooda xuquuqda aadanaha oo ka hadashay tacadiga loo geysto warbaahinta iyo suxufiyiinta.

    Guddiga hay'adda u qaabilsan arimaha afrika ayaa sheegaya in talaabooyinkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga hay'adda u qaabilsan arimaha afrika ayaa sheegaya in talaabooyinkii



Human Rights Watch Urges Florida to Expand Syringe Exchanges ...

Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeesay in wali ay sii wado caburinta ay ku heyso warbaahinta madaxa banaan.

 

Guddiga hay’adda u qaabilsan arimaha afrika ayaa sheegaya in talaabooyinkii ugu danbeeyay oo ay dowladda qaaday ay muujinayaan in ay kasoo horjeedaan saxaafadda madaxa banaan.

 

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa bishii May maalinta xuriyada saxaafadda sheegay in maamulkiisa uu ka go’anyahay sidii uga hortagi lahaa dambiyada laga galo wariyaasha.

 

Warkan kasoo baxay hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa kusoo beegmaya xilli maanta lagu wado in Maxkamada Gobolka Banaadir uu tago wariye Abdul-Casiis Axmed Gurbiye oo ah tafatiraha warbaahinta Goobjoog kaas oo horay loogu soo jeediyay eedeymo ah in uu gafay madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.


Loading...
Loading...