Madaxtooyada Soomaaliya Maxay Ka Tidhi Dib U Dhaca Kulankii Amniga Ee Farmaajo Iyo Madaxda Maamulada?

0
Monday July 06, 2020 - 19:06:20 in News by
  • Visits: 1310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyada Soomaaliya Maxay Ka Tidhi Dib U Dhaca Kulankii Amniga Ee Farmaajo Iyo Madaxda Maamulada?

    Madaxtooyada Soomaaliya Maxay Ka Tidhi Dib U Dhaca Kulankii Amniga Ee Farmaajo Iyo Madaxda Maamulada?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxtooyada Soomaaliya Maxay Ka Tidhi Dib U Dhaca Kulankii Amniga Ee Farmaajo Iyo Madaxda Maamulada?

Muqdisho(HWN):-Madaxtooyada soomaaliya ayaa ka hadashay dib u dhaca ku yimid shirkii golaha amniga qaranka.

Shirkan oo ay isku soo horfadhiisan lahaayeen dawlada federaalka ah iyo dawlad goboleedyada xubnaha ka ah ayaan qabsoomin wakhtigii loo qorsheeyey oo ku beegnayd 05/07/2020.

Villa Somalia oo war kasoo saartay baaqashada shirkii madaxda DF iyo maamullada

Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa ka hadashay dib u dhaca ku yimid shirkii golaha amniga qaranka ee dhexmari lahaa dawlada federaalka ah iyo madaxda maamul goboleedyada.

Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada soomaaliya Abdinuur Maxamed Axmed kaas oo faah faahiyey dib u dhaca shirka amniga, qoraal uu soo saaray ayaanu ku yidhi sidan:-

"Waqtiga cusub ee uu qabsoomayo kulanka la wada sugayo ee Golaha Amniga Qaranka waxa la iclaamin doonaa xilliga ku habboon.

Ujeeddada shirka loo madlanyahay waa in laga dhabeeyo rabitaanka xooggan ee ay shacabku ku doonayaan inuu kulanku dhaco, ayna ka soo baxaan qodobo dan u ah ajendeyaasha qaran ee hortabinta uleh dowlad dhisidda Soomaaliya.

Loading...
Loading...