Hussein Wadadyare Oo Tacsi Udiray Ehelkii Ay Ka Baxday Marxuumad Khadra Muhumed Haji Aadan

0
Monday July 06, 2020 - 09:57:03 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 999
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hussein Wadadyare Oo Tacsi Udiray Ehelkii Ay Ka Baxday Marxuumad Khadra Muhumed Haji Aadan

    Hussein Wadadyare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hussein Wadadyare

 

Dhamaan shacabka Somaliland ee dalalka Scandinavia waxa ay   tacsi   tiiraanyo  leh u dirayaan wakiilka Somaliland ee dalalka Norwey,'Denmarka iyo Finland Mudane Maxamed Maxamuud Aadan Samatar (Lilan) geerida ku timid walaashiis alle haw naxariistee marxuum Khadra Muhumed Haji Aadan  oo maanta ku geeriyootay magaalad Hartashiikha, waxaanay Alle uga baryayaan  in uu marxuumada Alle (SW) ka waraabiyo janatul Fardawsa, marxuumada ehelk eedii odeygeeda, caruurteeda iyo walaaladeedna gaar ahaan safiirka Mohamed M. Adan  samir iyo iimaan ka siiyo.

 

Hussein Wadadyare

Madaxa Arimaha Bulshada.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...