Haddaynu Taariikhda Kulmiye dib u eegno ,wadanka wax uu yeelo mooyee waxba USOO kordhinmaayo.
Mabda
iisa koobaad waa inuu dadku qaybsanaado oo marna shacab mid qudha ahi aanuu
jirin ,xaqiiqada maanta taallaana waa in gobol gobol loo qaybsanyey oo weliba
laba gobol dagaalo Jabhadeed oo sii kordhaya markasta ay jiraan OO WELIBA
dhinaca Somalia oo ah dalkii ay Somaliland isku darsigii dib uga noqotay oo ah
cadawga Somaliland sida DJABOUTI Daladeeduba u yahay cadawga Somaliland.
Waxaynu u soo joognay Xukuumaddii Siilaanyo Ka xanuunsaday mandaqaddii lacag
urursiga ahaa ee dhabarka Ka jebiyey dhaqaalaha wadanka ee in Yari jeebadaa KU
guratay Sida Ismail Omer GEELLE DJABOUTI Ka yeelay. inaan Xukuumaddii Muse
Biixi ee Kulmiye dhibtii waxba Ka qaban ay imika caddaatay inaanay waxba Ka
qabanayn Madaxweynuhuna yahay sidii Siilaanyo qof wufuud wax ay u socdaan aan
la garanayn si indha Sarcaadka shacabka lagu khaweysiinayo badina Xukuumaddaa.
Xukuumadda KULMIYE marbqudhaa jiha wareerkeeda wasiiradii ugu tunka weynaa Ka
dareereen , Madaxweynihii OO patient ah baa lasoo sarajoojinayey, waxay ahayd
khiyaamo qaran in Maxkamad la soo taagay ahayd isagiyo dembiilayaashoo dhan.
Waxaa a iska dhig KULMIYE dariiqa Ismail Omer GEELLE ayuu KU deyayaa Inay
SOMALILAND KU dhacdo Xusbi qudha oo in Yari wadanka KU faashleeyaan kama socon
karayso SOMALILAND. Ismail Omer GEELLE DB World laba Shay baa la isku dilay
Maxaa Berbera u Degteen, iyo Ina Boore Ka saara heshiiska Dekedda Dooraaleh OO
isna Gacanta ii soo geliya waayo Ina Boore Sir weyn buy Ismail Ka hayaa inuu
diluu rabaana. Dubai way Ka diiday markaa suu boobay oo eryey. Halkii buu
Somaliland na KU yidhi Axmed Osman Geelle Arab na wershadda Ka xidha dabadeed
Gacanta ii Soo geliya waayo Wershadda lacagtii DJABOUTI uu Ismai C. Geelle Ka
DHACAY bay Ka samaysantay was been Bangiga lacagta laga Ammaahday wax badan baa
bulshada Ka qarsoon weli.Ahmed Osman isagu DJABOUTI waxba kama dhicin ee Tuugu
was Ismacil Omer GEELLE ee tijaarta uu lacagtii DJABOUTI KU qarsaday buu
eryanayaa. buu qabashada Ahmed Osman soo Mariyey oo Muse Biixi halkaa bay
arintu inaga soo gashay.Somaliland haddaanu iska Gaadhin ina Omer GEELLE Dhib
baa KU Soo fooleh .WUU Ka yeelay sidaasay KU Timi In Hargeysa MAXKAMADDA
muaamaraadka ah loo waday imikana khiyaamadii way socotaa . Hadduu Muse Ka
diido Ismail waxbaa dhacaya weyn oo kale.
Ismail Omer GEELLE
khadkiisii Maafiyada ahaa ayey Somaliland u gacan gashay, siraha Soo baxayaa
waxay sheegeen xoolaha ama dhaqaalaha DJABOUTI ee saldhigyada kasoo gala IYO
meelaha kaleba wasaaradda Maaliyadda ma tagaan ee isgay KU dhacaan toos
dabadeed dad buu KU qortaa KU shaqeeya oo boqolokiiba lixdan ii soo celiyah ,
dabadeed shirkadii baa la isku qabsadaa waa taa sirta uu u eryadaa ragguu
lacagtii DJABOUTI KU qarsaday ee ina Boore leh INA Geelle arab leh dabadeed
raggaa INUU diluu doonaa waayo lacag khaliya maaha ee sir weyn bay HAYAAN oo
xoolaha DJABOUTI uu INA Omer GEELLE
galay kana Hadhimaayo. shirkado SOMALILAND jooga. Khadka hoggaanka Kulmiye
raacay waa khadkaa Ismacil C Geelle DJABOUTI KU dhacay ayaa SOMALILAND na lagu
DHACAYAA.
Sheekada Madaxtooyada
Cusubi waxay la mid yahay Madaxtooyada Cusub ee DJABOUTI uu ina Cumar GEELLE
Sameeyey. MARKAA SOMALILAND khatar buu hoggaankii Kulmiye dhex geliyey.
M M
[email protected]