Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo faahfaahiyay sidda uu dhacayo Imtixaanka Shihaadiga ah

0
Saturday July 04, 2020 - 12:02:16 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo faahfaahiyay sidda uu dhacayo Imtixaanka Shihaadiga ah

    Wasiirka ayaa sheegay in ka dib markii Wadatashiyo kala duwan ay la qaateen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka ayaa sheegay in ka dib markii Wadatashiyo kala duwan ay la qaateen




Wasiirka Wasaaradda waxbarashada dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee la qaadi doono imtixaanada kala duwan ee dalka gaar ahaan kuwo dugsiyadda dhexe iyo Sare.

 

Wasiirka ayaa sheegay in ka dib markii Wadatashiyo kala duwan ay la qaateen qeybaha kala duwan bulshadda in ay isku raaceen in 11 bishaan la qaado Imtixaanka dugsiyadda Dhexe halka dugsiyadda Sare la qaado 18 Bishaan.

 

 

Waxaa sidoo kale la kordhiyay dhammaan xarumaha kala duwan imtixaanka lagu galaayo si looga hortaggo Cudurka Corona Virus.

 

Waxaa sidoo kale 15 Bisha Agoosto dib loo furi doona Iskuullada halka Jaamacaddaha la furi doono 5 Bisha Sebtamber.

Image may contain: text


Loading...
Loading...