Xil Qabte Kastaa Dhac Hadoodilan Ayuu U Yahay Awdal Iyo Gobolada Dalka

0
Monday April 15, 2019 - 11:12:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xil Qabte Kastaa Dhac Hadoodilan Ayuu U Yahay Awdal Iyo Gobolada Dalka

    Hargaisa Iyo Dadkeedana 85% Dan Iyo Munaaficaad Ayuu U Xisaabsanyahay !! Dr.Khadar-Libaaxley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaisa Iyo Dadkeedana 85% Dan Iyo Munaaficaad Ayuu U Xisaabsanyahay !! Dr.Khadar-Libaaxley. Nidaam siyaasadeedkaSomaliland ku dhisantahayee Xaruntiisu tahayHargaisa waxa uu ka ganacsadaa( Xoogga, Xoolaha iyoXil-kasnimada Labeenta iyoHal-doorka Gobolada)balse Gobolada iyodadkoodu iskuma haystaan inay koriyaan dhaqaaleahaan iyo camiraadba Hargaisa iyoDadkeeda, Dadka Goboladu kaliyawaxa ay kufaraxsanyihiin in ayHargaisa yimaadaan amau soo guuraansi xisaab iyoqiimo la’aan ah.



Xil-Qabte kastaoo Awdal iyoGobolada kale ee dalkaka mid ahwaxa ay Midhaha ,Manfaca iyo Maalkabau hooriyaan 85%waa Hargaisa , halkaGobalada iyo dadkaay siyaasada kumatalaan ( Manfac iyoMidhaba waxa soogaadha Awdal iyoGoboladaba hambada Hargaisaka soo hadhaoo hab hiifah iyo walibasidaa in aywax weyn tareen/ qabteen ayisku arkaan midGobolkiis , ha uguayaan daraadeen kuwaAwdal e’ )


Hargaisa ayeydan iyo munaaficaadu yihiin 85%macnaheedu =

1.) waxa aytahay Masuul kastaoo la magacaabomushaarkiisa iyo lacagkasta oo sitoosa iyo sidadban u soogasha waxa uuku cunaa 85%in ka badanHargaisa marka lagudaro inta uushaxaad u bixinaayoiyo inta martiqaadaayo ; waxasuuragal ah 10%in ka yaroo lacagtaasi ahin ay soogaadho Awdal iyowaliba Gobolada kalehabka ay kusoo gaadheysaana walibayahay shaxaad iyokalifaad odayo oointuba Hiif iyofara-saydh-saydh kaga soobaxda , halka 5%suuragal ay tahaysaaxiibo gobolada kaleah in uuku marti-qaado taasina waxsaxa ay tahaybalse sawirka guudmudane akhriste Miyuumatalaa dadkii iyogobolkii uu kasoo jeeday ? malahaygawaxa aan uarkaa dhac hadoodilandadkuna dareen la’aanugu faraxsanyihiin ayaanu arkaa.


2.) Mashaariic kastaiyo fursadaha yaalaxafiisyada wasiirada Hargaisajooga waxa 85%xaabsada dadweynaha reerHargaisa, ha ugusii darnaadeen wasiiradaAwdal ka soojeeda , waayomid kasta oola magacaabo waxauu shaqaale fiicanoo fariida uyahay Reer Hargaisaiyo had-ba madaxweynaha xilkahaya gobolkiisa sababtuna waxaay tahay kuwareer awdal waxaay dareemayaan inaaney gurigoodii joogin, habrasho kadhalatay joogid la’aantagobolkiisii darteed ayeyku bartaan iyagaoo ku faraxsanfursadaha markaa xafiiskooda yaaladadweynaha Hargaisa eeishooda fahmay , masuuliyiin Awdaldadka Awdal Xilkaku hella markaqof reer awdalah albaabka ugasoo gallo hoosayey u yaranaxaan, iyaga ooka baqaya inla yidhaahdo (meeshiiba waxauu ka dhigaymeel Gadabuursi ) muraaday wadaataan dadkaauu matalayaa waxau hirgala 10%waliba ma’aha marwalba, ma jeclaystaanin xafiisyadooda uucabaar la fadhiis yidhaad-ho qof ay iskugobol yihiin xataawax muhiim ahhakala hadlayaba e’ ,hadii qof reerHargaisa iyo GoboladaBari ah ugusoo galaan xafiisyadaaad bay uniyada iyo oogadabauga farxaan muraadkasta weyu fuliyaan 95%oo karaan koodaah !! mudane akhrista markuuxaalku kaa yahaymiyaaney aheyn dhachadoodilan oo sidiisau yaala ? makuu muuqataa inisbedal lagu maareeyohabkan nolosha siyaasaduu socoto ooloo baahanyahay ?.


Ayaan Daradaugu weyni waxaay tahay iyadooHargaisa ay Xaalufisay( Xoogga, Xoolaha iyoXil-kasnimada Labeenta iyoHal-doorka Gobolada) in ay Handana Qaadato ( Tirada Xillalkiiugu Badnaa eeDalka !! Halkiiay aheyd inHargaisa oo dareemaysa sidaDadweynihii Goboladu ugobeeyeen iyada ookhajilsan oo farxadiyo mahadnaq uurkaah Hoosta ka eegaysa goboladain ay tidhaahdoHadaan Hargaisa aheyGoboladow idinkaa igamudan e qaatatirada ugu badanee kuraasta ah, hadey wasiirotahay iyo hadeyxildhibaano tahay waayo???Dhamaantood callooshaHargaisa ayey Martiu yihiin iyadaayey Dad kuqabta oo munaafacaadsata.


Gabo-Gabo iyoGunaanad:

Sida noloshasiyaada ee dalkuu socotaa kaliyawaa hab-siyaasadeed faa’iidadeedu haldhinacle tahay, Hargaisaiyo shacabkeeda ayuunbay dan utahay , Goboladana Been,Hafar iyo Dhac-hadoodilan ayeyku tahay, manahaboona in aysiisocoto siyaasada noocanu jilmaysaa waain Dastuurkala furo, AWDALwaxa ay ubaahantahay Dawdal Goboleed70% talladeeda iyomaamulkeeda maasha iyomalafsata , Hargaisana 30%laga maamulo , Goboladakale iyagaa umadax banaan rabitaankooda.

Mudanayaal manecbiHargaisa iyo dadkeedabalse nasteed iyosamadoon ayaan uahey dhamaan dadweynahajamhuuriyada Somaliland.


Dr.khadar -Libaaxley

[email protected]

[email protected]

Regional political analysts

Ahnaisbedel Doonka SiyaasadaDalka

4/14/2019

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...