Somaliland iyo Taiwan

0
Friday July 03, 2020 - 10:05:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland iyo Taiwan

    BY: Mohammed Adam Hassan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BY: Mohammed Adam Hassan

 

Taiwan o ay Somaliland xidhidh calimiya la samesay waa dal dhaca bariga Asia e fog wallow aanu xidhidh calimiya haysan oo aan wali la ictiraafin hadana waa dal aad iyo aad u samayn badan taas o aynu xidhidhka la samenay u guul yahay maadama passport ka Somaliland lagu tagayo marka ay labada dal representative office ka ay labada casimadod ka furan.

 

Casimada dalka waxa la dhahaa Taipei dadka ku nool dalka Taiwan waxay ku dhawyihin 24 milyan o qof waa dal dhaqale badan haysta isla markana koboc dhaqale o aad u wayn ka jiro waxa u aad ugu horumaray dhinaca wax so saarka technologiyada iyo aqoonta.

 

Passport ka Taiwan waxa u kaalinta 33 kaga jiraa passport yada caalamkka 146 dal ayaa bilaa visa lagu tagaa passport ka Taiwan kalinta cidamada waxa u kaga jiraa waa dalka 26aad e kaalinta millatry ga caalamka sanadkan 2020.

 

Hadaba maadama aynu xog ka helnay dalkan dadka Somaliland maxay kaga dayan karaan bal aynu isdul taagno dhinaca horumarka waa in aan dib isu qaabaynaa dhamanten sababto ah dalka lama aqoonsana caalmakana kalintaas ayu kaga jiraa waa in aan dhalinyaro ahaan istaagna gacmaha isqabsana ka takhalusnaa dhaman wixi caqabdo ah e ina hortagan dawladanu way ina garab tagantahay wallow awooda dawladena ognahay haddana waa in ay dawladu iyaduna way dadalaysaye dadaalka si laba laabta kobcisa dhaqalaha sida ay hadda musuqa ula dagaalamayso si ka daran ula dagalantaa caqado badan o jirana si dhekhso  ah ku dhamaysaa dadkuna waa in ay dawlada la sheqeyaan o inta bdan iska wax u qabso lagu dhisaa iyada o ay dawladu hagayso masruuc walba.

 

Xaga ganacsigana waa in aan ka faaidaysana furasdaas o waxa dalkena ku wanaagsanyahy la geeya market ka dalka Taiwan.

 

Hadaba caqaadaha ku xeran waa in dalka Taiwan u yahay dal aad iyo aad musulimintu ugu yaryihiin qodobkaasna waa in aan aad ula u soconaa indho gaarana ku eegna ta labaadna waa in dalka china dalkan aad u ilaaliyo isla markana qawdaha wawayn xataa ay adagtahay in ay aqoonsadan shalayba waad arkaysan waxa ay so qoraysay safarada dalka chna e dalka Somalia e ku taal magalada muqdisho, iyo waliba caqabado badan o kale.

 

LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.

…………………………………………………………………………………………………………

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY:Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.

 

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...