Ujeedada Safar Madaxwayne Muuse Biixi Saaka Ku Tagay Magaaladda Berbera.

0
Monday April 15, 2019 - 10:51:42 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 5725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Safar Madaxwayne Muuse Biixi Saaka Ku Tagay Magaaladda Berbera.

    Berbera (HWN) Madaxwaynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhawayd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera (HWN) Madaxwaynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhawayd safar shoqo ugu baxay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.


Madaxwaynaha ayaa subaxnimadii hore ka jarmaaday madaxtooyadda waxaana ujeedada socdaalkiisa la xidhiidhinayaa in uu xadhiga ka soo jari doono qalab cusub oo lagu soo kordhiyay Dekedda Barbara.



Sidoo kale Madaxwayne Muuse Biixi waxa la Qorsheeyay in uu la kulmo laqaato waxgaradka, Odayaasha, iyo Aqoonyahanka gobolka saaaxil oo la filayo in dhinac walba dareenkiisa u gudbin doono.


Sanadihii u danbeeyay ila intii shirkada DPwolrd heshiiska la gashy Somaliland waxaa siwayn looga dareemayay bulshada reer Saaxil qawad ay diidan yihiin sida wax loo maamulay marka lagsoo bilabo heshiisyadii xukuumadii siilaanyo la gashay dp worldoo intooda badan bulshadu u fasiranayasay kuwo qarsoodi ahaa oo umada laga qarin jiray, Waxaana bulshada reer saaxil u arkayeen heshiiskasi midshaqsiyaad dabada ka riixayeen oo dano shaqsi ah laga lahaa, laakiin waxa hada muuqata in waxooga isbdel ah ama rajo soo muuqato oo qodabadii lagu heshiiyay qaarkood bidhaamayan.


Hadhwanaagews

Loading...
Loading...