Goor Ay Noqotaba, Keene Iyo Kordhiye

0
Thursday July 02, 2020 - 09:59:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goor Ay Noqotaba, Keene Iyo Kordhiye

    1 / 7 / 2020

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1 / 7 / 2020

 

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydiiyay Weli ma aragtay qof laleeyay musuq maasuq ayaa loo soo xidhay Qolada ku lacag qaadata hanti dhawrka qaranku miyaanay Shaqaynin mise waxaan jirin wax isdaba marin oo waada malaaiig. Bal ii waran saaxiib.

 

Kordhiye. Saaxiib qoladan aad sheegaysaa iyagaa kow ka ah Wax musuqa qofkasta oo masuula oo kharash maamula waa La shuraako haddaanay sidaa ahayn waxay soo qaban laa yeen Dadkan la wada garanyo ee labadii kulmiye ah qaarna horay u boobeen Qaar dardar toodii qabaana hortay kaga bilaabeen sida HEEGO Markaa saaxiib goor ay noqotaba caddaalad baa iman ee waa In la ogaado qofkasta oo umadan waxeedii lunsaday. Hantidoodana waa lala wareegayaa  jeelna waa la dhigayaa

 

ALLA HA SAHLO

Guuleed liibaan  snm1710@live com.uk


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...