Diyaaraddi Dunida Ugu Weyneyd Oo Duullimaadkeedi Ugu Horreysay Billaawday

0
Monday April 15, 2019 - 07:44:08 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Diyaaraddi Dunida Ugu Weyneyd Oo Duullimaadkeedi Ugu Horreysay Billaawday

    Diyaaraddii ugu weyneyd dunida ee duullimaadkeeda ugu horreeyey shalay si rasmi ah u billaawday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaaraddii ugu weyneyd dunida ee duullimaadkeeda ugu horreeyey shalay si rasmi ah u billaawday wuxuuna dherarkeedu gaarayaa 117 mitir. Tasoo ku dhaw baaxadda garoonka kubbadda cagta lagu ciyaaro.


Diyaaraddan oo awood u leh iney joog dhan 10km (10,000 oo miitir) ay ku duusho, waxay ku duuli kartaa xawaara dhan 270 kiilo mitir saacddiba.

Diyaaraddan dunida ugu weyn oo leh lix matoor ayaa noqotay diyaaraddii ugu weyneyd oo abid gasho hawada.



Waxayna diyaaradda leedahay 28 taayar, iyada oo ay duuliyeyaasha ay diyaaradda ka hagayaan laba qaybood oo ay diyaaraddan cusun u qaybsan tahay.

Muuqaalka iyo Sawirrada diyaaradda halkan kaga bogo.


BBC

Loading...
Loading...