Shirkii Jabuuti Lagu Qabtey Waa Ilduufkii Lixdankii Mid Ka Xun

0
Wednesday July 01, 2020 - 10:11:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1026
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Jabuuti Lagu Qabtey Waa Ilduufkii Lixdankii Mid Ka Xun

    Oo Ah Shidaalka iLaga Saarayo Mustaqablka Somaliland iyo Soomaaliya Sexeexooda Farmaajo Yeesho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oo Ah Shidaalka iLaga Saarayo Mustaqablka Somaliland iyo Soomaaliya Sexeexooda Farmaajo Yeesho

Marka aynu usoo Noqono, Shirkii Dhawaan Lagu Qabtey, Dalka Jabuuti oo ay Dawladaasi ka aheyd Dilaalkii u Weynaa Maadaama Dawllada Mareykanku Ku Doonayso in ay Kasii Sexeexdo Wakhtiga kala Guurka ah ee Madaxweyne Farmaajo Mudo Xileedkiiisu dhamaanayo Si Shirkadaha Mareykanku u Qodaan una soo Saaraan Mustaqbalka islamarkaana, aanay Shirkadi kale oo Dawladaha Waaweyn ee aduunku Fursadahannu helin, Shidaalka Kujira Dhulka Somaliland intiisa ugu baddan inta marina kujirto Koonfurta Soomaaliya Qeybo aan Gacanta ugu jirin Madaxweyne Farmaajo.

 

Ma jirto Midnimo Siyaasadeed iyo Isdhexgal laga rabo Shacabka Slmaliland iyo Koonfurta Soomaaliya Dawlada Qadar oo uga Wakiil ah Dawlada Mareykanka ayaa ku Bixinaysa in Soomaaliya loogu Sii Gogol xaadho Shidaalka Kujira Soomaaliya taas oo ay Dawllada Qadar la Doonayso in Soo Saarista Shidaalja Soomaaliya uu Sexeexa gabi ahanatiisba Yeesho Madaxweyne Farmaajo Sidaa daraadeedna ujeedada Shirkaa Jabuuti Loo qabtey ee ay Jabuuti Dilaalka ka aheyd Waxay ujeedadiisu aheyd in lacagta Dawllada Mareykanku Hurumarinta usii Bixisay

 

Tusaale ahaan Koonfurta Soomaaliya, ee badhkeed ka Maqan yahay, Gacanta Madaxweyne Farmaajo iyo Raysalwaarihiisa Kheyre Waxa la Sheegay in ay jiraan 24 Baloog oo Batrool ah halka Somaliland ajiaaraan 27B g  oo aynu Gacanta ku hayno ee Nabadgalyada ah ee Maantadaa aanay Habayaraatee Wax Shuruud ahi ku Xidhnayn Aduunka gabi ahaantiisaba.

 

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Waxa uu Masiirkii umadda Somaliland u Sexeexay Qadar lacag ah, oo Maanta lagu kala qaadanayo Lacagaha Dawllada Mareykanku ugu Sii Gogol Xaadhayso, Soo Saarista Shidaalka Soomaalida ee Dawllada qadarna Wakiilka uga Tahey oo  2 Bilyan uu isagu ka helayo Laba Boqol oo Milyan oo lacagta dollars Mareykanka ah. Ma Taaseynu Qaadanaa Waa Xaqiiqda Shirkii Shirkii Dalka Jabuuti lagu qabtey Ujeedadiisii iyo Nuxurkiisu Daarnaa.

 

Najiib Ismaaciil Maxamed

Somaliland Gabiley

Tell:0634466339


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...