Nuxurka Kulan Uu Raysal Wasaare Khayre La Yeeshay Wasiirka Arimaha Dibada Qatar

0
Tuesday June 30, 2020 - 18:22:20 in News by
  • Visits: 1018
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Kulan Uu Raysal Wasaare Khayre La Yeeshay Wasiirka Arimaha Dibada Qatar

    Nuxurka Kulan Uu Raysal Wasaare Khayre La Yeeshay Wasiirka Arimaha Dibada Qatar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Kulan Uu Raysal Wasaare Khayre La Yeeshay Wasiirka Arimaha Dibada Qatar


Muqdisho(HWN):-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya MudaneXasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, ahna wasiirka arrimadda dibadda Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani.




Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo mudane Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dowladood, iskaadhiga dhaqaalaha iyo aminga.


Qatar ayaa kamid ah Dowladaha shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed sida joogtada ah uga taageera hir-gelinta mashaariicda horumarineed iyo dib-u-dhiska dalka.

—DHAMMAAD—-

Loading...
Loading...