Re'isul Wasaare Kheyre oo la kulamay Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Qatar

0
Tuesday June 30, 2020 - 13:29:06 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1094
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Re'isul Wasaare Kheyre oo la kulamay Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Qatar

    "Sharaf ayey ii ahayd in kulan miro dhal ah aan magaalada #Dooxa kula qaatay Ra'iisul Wasaare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Sharaf ayey ii ahayd in kulan miro dhal ah aan magaalada #Dooxa kula qaatay Ra'iisul Wasaare


Image may contain: 2 people, people standing and indoor


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Dooxa ee Qatar ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalkasi.

 

Sidda uu sheegay Ra’iisul Wasaare Kheyre labadda dhinac ayaa ka wada hadlay Ammaanka iyo Sare u qaadidda Dhaqaallaha.

"Sharaf ayey ii ahayd in kulan miro dhal ah aan magaalada Dooxa kula qaatay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman. Waxaan ka wada hadalnay xoojinta xiriirka labada dal, iskaadhiga dhaqaalaha iyo aminga” ayuu yii Ra’iisul Wasaare Kheyre.

 

Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa taageerada dowladda Qatar ay siiso Soomaaliya.

Loading...
Loading...