Golaha Shacabka oo go'aan ka gaaray asteynta kuraasta Golaha Shacabka.

0
Tuesday June 30, 2020 - 10:28:22 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Shacabka oo go'aan ka gaaray asteynta kuraasta Golaha Shacabka.

    Maanta oo Talaado ah ayaa la filayaa in Golaha Shacabka uu ansixiyo xeerka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta oo Talaado ah ayaa la filayaa in Golaha Shacabka uu ansixiyo xeerka


Golaha Shacabka Oo Markale Ka Doodaya Sharciga Doorashooyinka ...

Kulan xalay ay yeesheen Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa go’aan looga gaaray asteynta kuraasta Golaha Shacabka, iyadoo Xildhibaanka ku fadhiya kursiga loo madax banaaneeyay in meesha uu rabo uu geysan karo oo beesha degto, iyadoo uusan ka bixin maamul goboleedka markii hore laga soo doortay.

Maanta oo Talaado ah ayaa la filayaa in Golaha Shacabka uu ansixiyo xeerka asteynta kuraasta Baarlamaanka soomaaliya.

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa waxaa ay ka hadli doonaan Akhrinta 1aad ee Xeerka Hay’adaha Aan Dawliga ahayn.

Mudanayaasha golaha shacabka ayaa maalmahan waxaa ay ansixiyeen Xeerar iyo sharciyo horyaalay xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka soomaaliya.


Loading...
Loading...