Waan Qoslay Oo Yaabay Keen Iyo Kordhiye

0
Tuesday June 30, 2020 - 09:15:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waan Qoslay Oo Yaabay Keen Iyo Kordhiye

    29 / 6 / 20

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

29 / 6 / 20

 

Keene . waaryaa kiordhiye saaxiib beryahan maad hadal Bal ii warran maxaa jiray.

 

Kordhiye. Saaxiib waa run intaa aad iweyday wuxbaan eegaayay Dabeed waan qoslay oo waan yaabay Yaabkii ugu danbeeyay wuxuu ahaa laba TV . oo rukhsadii shaqada Lagaga qaaday hadalkaygii ayaad baahin weyday. Yaabka horana wuxuu ahaa nimankani. SNM. ayay ahaayeen Oo hadday run tahay maxay doonayeen Mar haddii arrintu ka darantay ku qosle  KABTAN KUFAY . Qof kastaa wuu fahmayaa qaran jabka ina haysta alla ha sahlo Waxaan ninkaa odhan lahaa guulwadayntaadu yay noqon mid Qarankan dumisa  hawl badan oo naf iyo maalba lagu waayay Ayaa soo xera gelisay aanu kuu ducaynee risiqaaga ALLAA kuu qoray

 

Dhibaatada naga daa .

Waar shacabkaw maxaa idinka siya?

Guuleed liibaan snm 1710 @live.com.uk


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...