Baaq Kusocda Xukuumadda Somaliland

0
Tuesday June 30, 2020 - 09:04:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 924
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Kusocda Xukuumadda Somaliland

    Asc Marka Hore Waxaan Salaamayaa Bahda Warbaahinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc Marka Hore Waxaan Salaamayaa Bahda Warbaahinta.

Marka Xiga Waxaan  Usheegayaa Xukuumadda Inaanay Dheg Udhigin Shaqsiyaadka Udoodaya Telefishinka Universal  Waayo Waa Dad Sheer Kuleh Eemaaha Dad Sikale Ugudoodaya Waxaa Jira Dad Badan Oo Xukuumadda Iyo Xisbiyada Iyo Madax Dhaqameedkaba Kujira Oosheer Kuleh Universal Oo Isagu Ah Cadaw Aan Gabasho Lahayn Oo Duminta Somaliland Loo Igmaday Cadawgaa Dalka Halaga Mamnooco Inta Inanyar Oo Fikirkiisa Cabiray Iyo Wabsaydyada Wadaniga Ah Lagu Mashquulayo



Waana Arin Caddaan Ah In Dadka Udoodayaa Ay Sheer Kuleeyihiin Waana Shax Berihore Laga Fekerey.

Wabilaahi Tawfiiq. 

Aqoonyahan  Madax Banaan.

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...