Xukuumada Muuse Biixi Oo Xoriyadiisa U Soo Celisay Abwaan Shucayb Yare Iyo Qaab La Yaab Leh Oo y U Macnaysay

0
Monday June 29, 2020 - 13:58:15 in News by
  • Visits: 3688
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Muuse Biixi Oo Xoriyadiisa U Soo Celisay Abwaan Shucayb Yare Iyo Qaab La Yaab Leh Oo y U Macnaysay

    Xukuumada Muuse Biixi Oo Xoriyadiisa U Soo Celisay Abwaan Shucayb Yare Iyo Qaab La Yaab Leh Oo y U Macnaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Muuse Biixi Oo Xoriyadiisa U Soo Celisay Abwaan Shucayb Yare Iyo Qaab La Yaab Leh Oo y U Macnaysay


Hargeysa(HWN):-xukuumada Muuse Biixi ayaa goor dhawayd xoriyadiisa u soo celisay abwaan Shucayb yare oo xalay loo taxabay xabsiga.


Xukuumada ayaa xadhiga abwaan shucayb yare ku macnaysay qalad dhacay, iyada oo wasiirka maalgashigu ka hadlay xoriyada uu dib u helay abwaankaas da’da yar.



Wasiir cawad oo ka hadlaya xadhiga abwaan shucayb ayaa waxa uu yidhi " Abwaan Shucayb Yare Xoriyadiisii wuu helay, waxay ahayd isfahawaa, waxaan u mahadcelinaya taliyaha Ciidanka police Somaliland oo nagala shaqeeyay soo daynta shucayb yare."


Image may contain: 3 people, including Nimco Sharaf, people sitting, text that says 'Mohamed Ahmed (Awad) @CA... 1m Abwaan #Shucayb Yare Xoriyadiisii wuu helay, waxay ahayd isfahawaa, waxaan u mahadcelinaya taliyaha Ciidanka police #Somaliland oo nagala shaqeeyay soo daynta shucayb yare @HornDiplomat @SomalilandChro1 YOOYO'

Loading...
Loading...