Hogaamiye Muuse Biixi Oo Dhul Ka Iibsaday Magaalada Jabuuti

0
Sunday June 28, 2020 - 19:52:48 in News by
  • Visits: 4006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiye Muuse Biixi Oo Dhul Ka Iibsaday Magaalada Jabuuti

    Hogaamiye Muuse Biixi Oo Dhul Ka Iibsaday Magaalada Jabuuti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiye Muuse Biixi Oo Dhul Ka Iibsaday Magaalada Jabuuti


Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa dhul ka iibsaday xaafada Haramuus ee magaalada Jabuuti.

Xukuumada Muuse Biixi oo weli ka war-waregaysa fulinta qodobadii ...


Muuse Biixi ayaa intii uu socday shirkii wada hadalka somaliland iyo soomaaliya waxa uu ku guulaystay inuu dhul ka iibsado Xaafada Haramuus ee magaalada Jabuuti.


Xaafada Haramuus ayaa ah mida ay degan yihiin dadka dhaqaalaha leh oo uu ka mid yahay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.


Wararka Hadhwanaagnews soo gaadhay ayaa xaqiijiyey in Muuse Biixi la soo tusay dhulka uu ka iibsaday xaafada Haramuus ee magaalada Jabuuti, dhulkaas oo ah mid istiraatiji ah oo u dhaw xeebta.


Warka ayaa intaas ku daray in dhawaan uu Muuse Biixi shubayo lacagta guri weyn oo dhulkaasi looga dhisayo, iyada oo aan la shaacin qadarka lacagta uu siistay dhulkaas.

Loading...
Loading...