Digniin Iyo Talo

0
Saturday June 27, 2020 - 09:35:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Digniin Iyo Talo

    Somaliland Allow Dhawr Aamiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Allow Dhawr Aamiin

Asc Markahore Waxaan Salaamayaa Bahda Warbaahinta  Markaxiga Waxaan Talo Usoojeedinayaa Xukuumadda Somaliland Waxaan Leeyahay Joojiya Qodobkan Laydinku Khiyaamay Ee Isdhexgalka Lagu Sheegayo Waa Qodob Khatar Ah  Ooladoonayo In Dhalinyaradeenu Markay Xamar Tagaan Maskaxda Lagagasoo Bedelo Waayo Anigu Xamar Ayaan Joogaa Waxaa Farmaajo Kafuray Xafiis Aan Waxkale Kashaqayn  Kalafurfurka Iyo  Iyo Dhuubsiibka Dhalinyaradeena Mooyaane



Qarashkiisana Aybixiso Dawladda Qadar. Shirkii Jabuutina Farmaajo Qodobkaas Ayuunbuu Rabey Kiina Wuuhelay. Digniina Waxaan Udirayaa Dhalinyarada Reer Somaliland  Ee Aaan Fahansanayn Waxa Ay Gobanimadu Tahay Ee Shilimada Yar Ee Rajada Ubadka Aydhalayaan Lagu Aasayo  Waxaan Idin Leeyahay Miyaydaan Ahayn Kuwii Dhalinyarii Kahoraysey  Naftooda  Kuwaydey Sidii Aad Gob Unoqonlahaydeen


Malixle Iyo Maxamed Cali Iyo Kumaankunkii Udhintay Inaad Xornoqotaan Ayaad  Tacabkoodii Ilowdeen Oo Qarankay Idiin Dhaliyeen Maanta Kadooranaysaan  Shiilin Sun Ah  Dhul Ninkiisii Baa Iskaleh Marti Ayaad Noqonaysaan Maalinta Ay Xamar Nabad Noqotana  Halqof Oo Reer Waqooyi Ahi Kashaqaynmaayo Hal Maalin Ayaa Lagadareerinayaa Sidii Berigii Hore Habada Dhulkiina Aamina Oo Xiniinyihiina Hacunina Ee  Kaxamaasha Dhulkiina . Anaba Waasoo Soconaaye Wabilaahi Tawfiiq


Somaliland Allow Dhawr Aamiin

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...