Madaxweyne Farmaajo Oo Maamuusay Halyeeyadii Xoriyada Soomaalida+Sawiro

0
Friday June 26, 2020 - 16:01:10 in News by
  • Visits: 2781
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Maamuusay Halyeeyadii Xoriyada Soomaalida+Sawiro

    Madaxweyne Farmaajo Oo Maamuusay Halyeeyadii Xoriyada Soomaalida+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Maamuusay Halyeeyadii Xoriyada Soomaalida+Sawiro

Hargeysa(HWN):-Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo geesiyaashii naftooda u huray xornimada, qarannimada iyo midnimada dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho.

Image may contain: 1 person, standing and outdoor


Boqollaal shacab ah oo ay ka muuqato farxadda Xuska 60-Guurada Xornimada iyo Midnimada ayaa Madaxweynaha kula dabbaal degay Taallada Daljirka Daahsoon oo astaan u ah maamuuska iyo qiimeynta Halyeey kasta oo Soomaaliyeed oo naftiisa iyo nolashiisaba u hura difaaca iyo hormarinta dalka.



Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, iyada oo Ciidamada Baambayda ay ku maamuusayeen heesta Calanka iyo Astaanta dalkeenna.

Image may contain: one or more people, people standing, child and outdoor
Image may contain: one or more people, crowd and outdoor
Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing and child
Image may contain: 3 people, people standing, hat and outdoor

Munaasabadda Ubax-dhigga Taallada Daljirka Daahsoon waxaa ka qaybgalay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish iyo Ku-xigeennadiisa, Wasiirro ka tirsa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Guddiyada Heer Federaal iyo Heer Gobol ee Xuska 60-guurada Xornimada iyo Midnimada.

Image may contain: one or more people, people standing, child and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, crowd, child and outdoor
Image may contain: 3 people, people standing
Image may contain: car, tree, sky and outdoor



DHAMMAAD


Loading...
Loading...