Taliye Doolaal Oo Dad Danyar Ah Cidlo Ku Daadiyey Iyo Dhibka Haysta.

0
Thursday June 25, 2020 - 11:42:00 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1888
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Doolaal Oo Dad Danyar Ah Cidlo Ku Daadiyey Iyo Dhibka Haysta.

    Ninkan Doolaal baa ladhahaa waa taliye qaybeedka ciidanka Qaranka shaqadiisii wuu gabey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ninkan Doolaal baa ladhahaa waa taliye qaybeedka ciidanka Qaranka shaqadiisii wuu gabey

  wuxuna sameyey inuu dad maati ah oo danyer ah oo askar iyo faqiiru isugu jirta u rarey meel la dhaho qalax isagoo adeegsanaya ciidan ka amar qaata xaafada qalax baskeedu waa 20.000Slsh, Foostada biyaha ah waa 20.000 Slsh. Dadka uu geeyayna baska 2000kunslsh ah ma awoodaan Waa xafad aan wado lahayn,  adeeg laydh lahayn,  biyo lahayn , suuq lahayn, suuliyo lahayn, iskuul lahayn maalinta qiyaamaha waa la waydiinayaa  maadaamo uu donayo inuu dhulka waxna iibiyo waxna Dego waana taliye awood u adeegsaday dad cid u hadasha wayday, warbaahintu waa inay dadkaas u hadlaan Madexweynaha waa inuu umada ka qabtaa manaxaankan dadka barokiciyey.

Ilaahayaw umada ka qabo isaga iyo inta dhibaysa ee birjeex uu ka raray ama uu rabo inuu barakiciyo.

Dulmigiisa diida ooiska celiya. Dagaalna la gala

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...