Dab ka kacay Mid ka mida Xaafadaha Barakacayaasha Hargeysa

0
Thursday June 25, 2020 - 09:05:32 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dab ka kacay Mid ka mida Xaafadaha Barakacayaasha Hargeysa

    Ciidamada Dabdamiska, Booliska ee degmada Axmed Macalin Haaruu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Dabdamiska, Booliska ee degmada Axmed Macalin Haaruu

Hargaysa (HWN) Saaka wuxuu dabka kacay barakaca xaafada isku raranta ah ee Naasa Hablood ee magaalada Hargeysa.

 

Ciidamada Dabdamiska, Booliska ee degmada Axmed Macalin Haaruun, ayaa si wada jira uga qayb qaatay daminta dabkaasi, kuna guuleystay inay bakhtiyaan.

 

Ilaa hada lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkani, iyo sababta dhalisay.


Loading...
Loading...