Prof. Cabdisallaan Yaasiin Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Cadaynta Qodobadda Rasmiga ah Ee Shirkii Jabuuti

0
Wednesday June 24, 2020 - 20:08:41 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Prof. Cabdisallaan Yaasiin Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Cadaynta Qodobadda Rasmiga ah Ee Shirkii Jabuuti

    Prof. Cabdisallaan Yaasiin Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Cadaynta Qodobadda Rasmiga ah Ee Shirkii Jabuuti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Prof. Cabdisallaan Yaasiin Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Cadaynta Qodobadda Rasmiga ah Ee Shirkii Jabuuti
Hargeisa(HWN):-Prof. C/salaam Yaasiin, oo ka tirsan siyaasiyiinta madasha wada tashiga Somaliland ayaa sheegay in shaki badani uu ku jiro qodobo laga soo saaray shirkii dhawaan dalka Jabuuti ku dhex maray Somaliland iyo Soomaaliya.



Waxaanu madaxweyne Biixi ugu baaqay in uu bulshadda u cadeeyo go’aankii rasmiga ahaa ee ka soo baxay wadahadaladii dhawaan Jabuuti ku dhex maray Somaliland iyo Soomaaliya.

Waxaannu soo jeediyay in si loo fahmo qodobadii laba todobaad kadib markii shirku dhacay la soo saaray, qodobadaasi oo u cuntami waayay bulsahdda reer Somaliland, isla markaana ay malahan si weyn u hadal hayeen.

Prof. C/salaam Yaasiin, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa waxa kaloo uu sheegay in dadweynuhu ay shaki badan ka qaadeen qodobadda laga soo saaray shirkaasi.

Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...