Nafaqo- Darada Caruurta. WQ: Dr. Mohamed Omer Osman

0
Sunday April 14, 2019 - 11:52:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nafaqo- Darada Caruurta. WQ: Dr. Mohamed Omer Osman

    April 12, 2019 HORDHAC

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

April 12, 2019 HORDHAC Nafaqo –daradu Waa xaalad caafimaad daro oo ay qofka ka dhinaato ama ka maqanyihiin (under-nutrition)

Amase ay ku badanyihiin (over-nutrition) nafaqooyinka ay ka mid yihiin kaarbohaydaraydka, boorotinka, duxda, macdanaha, fitaminada, iyo biyaha.



QAYBAHA NAFAQO-DARADA

Waxa loo qaybiya laba qaybood:

1:nafaqada ilmuhu qaato oo yar tasoo ilmaha u horseeda xanuunad caabuqa ee caruurta ku yimaado ( infections)

2:nafaqada uu ilmuhu qaatay oo isku dheelitirnayn oo ay ku badan tahay nafaqooyinka sida duxda ama dufanka oo keeni karta xanuunada wadnaha ,macaanka,iyo beer subaga.


MAXA KEENA NAFAQO –DARADA

1:in ubadku ayna helin nafaqo ku filan haday nafaqooyinka sida boorotinka karboohaydart, macdanaha, iyo fitamiinada.

2:xanuunada infekshanda ah sida oofta oo kale jadeecada oo marka ilmaha uat uu kudhaco uu yaraanayo inoo qaato wax nafaqo ah sababo la,xidhiidha cunaha oo xanuun ku yimaado sidoo kale waxa keena kara shuban soo jiitamay oo aan waxba laga qaban ..


WAXYAABAHA UGU BADAN CAAWIYA NAFAQO –DARADA WAXA KAMID AH:

1: faqiirnimo iyo aqoon la,aan

2: xanuunada sida qaaxada ,oofta ,shuban dheeraday iyo jadeecada

3: nadaaafad darada iyo fayadhorka qofka oo xumaada.

4:colaadaha iyo barakac yimaado

5:cunto yaraan soo waajahda bulsahda.

La-soco qaybta danbe caruurta halista ugu jirta inay ku dhacdo nafaqo-daradu

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...