Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Xeerka Lagu Soo Xulayo Xildhibaanada Somaliland

0
Tuesday June 23, 2020 - 18:02:16 in News by
  • Visits: 3172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Xeerka Lagu Soo Xulayo Xildhibaanada Somaliland

    Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Xeerka Lagu Soo Xulayo Xildhibaanada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Xeerka Lagu Soo Xulayo Xildhibaanada Somaliland


Muqdisho(HWN):-PXildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maalmahan ku mashquulsanaa ka doodista afar xeer ay soo gudbiyeenguddiga wadajirka ee dhameystirka Xeerarka doorashooyinka ayaa maanta meel mariyay mid kamid ah xeerarkaasi.

Golaha Shacabka oo maanta meel mariyey sharci muhiim ah – RADIO ...


Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaana maanta shir gudoominayay kulan ay soo xaadireen 168-Xildhibaan, waxaana kulankan looga doodayay xeerar kuraasta gobalada Waqooyi.


Xildhibaanada ayaana dood dheer ay xeerkan ka yeesheen kadib cod u qaaday xeerkan, waxaana u codeeyay meel marinta xeerkan 167-Xildhibaan, waxaa diiday hal Xildhibaan, mana jirin wax Xildhibaan ah oo ka aamusay.


Xildhibaanada golaha Shacabka ayaa horey u meel mariyay xeer qoondada haweenka gaar ahaan in kuraasta haweenka kaligood ku tartamaan, waxa ayna hada ka doodayaan Xildhibaanada Maqaamka Gobolka Banaadir iyo xubnaha uu ku yeelanayo Aqalka sare.

Loading...
Loading...