Labada Gudoomiye Baarlamaan Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo kulan yeeshay

0
Monday June 22, 2020 - 08:59:41 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 988
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Labada Gudoomiye Baarlamaan Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo kulan yeeshay

    Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in wada shaqeyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in wada shaqeyn




Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Amb.Dr.Ali Said Fiqi iyo Dhigiisa Galmudug Dr.Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulan.

 

labadda dhinac oo dhawaan la doortay ayaa ka wada hadlay wada shaqeynta labadda dhinac.

 

 

Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in wada shaqeyn buuxda ay yeelan doonaan labadda baarlamaan.

 

Waxaa uu sidoo kale sheegay in ay ka wada shaqeyn doonaan ka shaqeynta Shuruucda dalka.

 

Dhankiisa Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa xusay in kulankaan uusan noqon doonin Midkii ugu dambeeyay, islamarkaana ay yeelan doonaan kulamo kale.


Loading...
Loading...