Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay maareeyaha guud ee hay'ada duulista rayidka

0
Monday June 22, 2020 - 08:51:26 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay maareeyaha guud ee hay'ada duulista rayidka

    Madaxweyne Farmaajo wuxuu Eebe uga baryay inuu la garab galo masuuliyadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo wuxuu Eebe uga baryay inuu la garab galo masuuliyadda


Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin Xasan,kaas oo xilkaasi si KMG ah u haayay dhowrkii bilood ee la soo dhaafay.

 

Madaxweyne Farmaajo wuxuu Eebe uga baryay inuu la garab galo masuuliyadda culus ee loo igmaday Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin Xasan.

 

 

4-tii Bishii Janaayo ee sanadkaan 2020 ayaa Xildhibaannada Golaha Shacbaka waxaa ay ansixiyeen Sharciga duulista Rayidka halka 10-kii Bishii Febaraayo ay Xildhibaannada Aqalka Sare dhankooda ansixiyeen.




 

Loading...
Loading...