Somaliland Shiidaal Maku Jira?.

0
Sunday June 21, 2020 - 11:18:53 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1606
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Shiidaal Maku Jira?.

    Dhulka la sahamiyay wuxu aha 3500km

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulka la sahamiyay wuxu aha 3500km

1950-1959 Engriski wadanka haystastay aya sahamin shiidal ku sameeyay waxaana u suuro gashay badhtamihi 1959-ki inuu saliid dhan 52 foosto uu kaso saaro ceelka #dhagax_shabel1 oo ku yaala gobolka #saaxil.

 

Hadaba Xilligi dawladi MD. Siilanyo Somaliland waxa laga bilaabay mashrici ugu balaadhna e lagu ogaanayo shiidalka wadanka, mashrucas o magaciisu aha(Spaculative 2D seismic )

Waxana la bilabay 2016 ki.

waxa mashruca ka wada shaqaynayay:

1 wasaarada macdanta iyo tamarta(maamulka)

2 wasaarada deeganka (ilaalinta deeganka)

2 wasaarada arimaha gudaha(Ilalinta amniga)

3 wasaarada gaashaandhiga( ilaalinta Amniga)

4 Shirkad chines ah oo layidha #BGP, oo ahayd shirkada iyadu baadhitaanka waday Hadaba mashruucan ayaa aha wakhtigas mashruuci africa o dhan ugu #balaadhna, Aduunka oo dhana mashruca sadexaad ee ugu balaadhna ayu ahaa.

 

Waxa la sahamiyay 5 gobol o dalka ah waxa galbeed u xigay gobolka #hawd halka berrina u xigay gobolka #saraar.

Dhulka la sahamiyay wuxu aha 3500km

Horaanti 2018ki aya wasiirki macdanta iyo tamarta somaliland (eng xuseen abdi ducaale) uu sheegay in laso gabagabeyy mashrucaas oo la sugayo xogta kaso baxda sahankaas.

 

Wakhti Kadib wasiirkas wa la badalay,

Wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta ee Hadda jooga(Jaamac mahamud Cigaal) ayaa sanadkan 2020 ka horsheegay baarlamaanka Soomaliland,

In xogti la sahamiyay ay wasaaradu hayso waliba ay cadahay in wadanka uu shiidal ku jiro

Kaliya ay harsantahy talaabada ugu danbaysay oo ah in ceelasha la qodo.

 

Sanadkan 2020 ay Hawshaas gacanta ku hayaan si loo xaqiijiyo xogta la qaaday.

 

Wadankena(Somaliland) Nimco ayaa taala.

Abdirahman


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...