Talo Kusocota Boqor Buun Madow

0
Saturday June 20, 2020 - 22:05:40 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talo Kusocota Boqor Buun Madow

    Marka Hore Waxaanu Salaamaynaa Bahda Warbaahinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka Hore Waxaanu Salaamaynaa Bahda Warbaahinta.

Marka Xiga Waxaanu Talo Iyo Digniintii Ugu Danbeysey Udiraynaa



 Hadaanu Nahay Dhaliyarada Beesha Muuse Abokor Habar Jeclo  Buur Madow Oo Beryahan Caadaystay Inuu Niyad Jibeyo Umadda Reer Somaliland Cadawgana U Adeego.  Waxaanu Leenahay Buur Madaw Hadaad Siyaasadda Iyo U Naagaynta Cadawga Somaliland Faraha Kalabixiwaydo Waxaad Arkidoontaa Anagoo Kaaxayuubinay Xilkan Madax Dhaqameedka Ee Awelba Aad Adigu Isu Magacawday Ballana Waxaa Nagu Ah Inaanu Kugu Foorino Markaad Wadanka Kusoonoqoto .

 

Shacabka Reer Somalilandna Waxaanu Usheegaynaa Inaanu Buur Madowi Cidna Metelin Xayndaabkii Dhaqankana Uu Kabaxay Xukuumaddana Waxaanu Ugubaaqaynaa Inaanay  Mardanbe U Ogolaan Inuu  Dalka Kabaxo. Waa In Xayiraad Lagusoorogaa Garoomada Diyaaraha Iyo Xuduudaha Dhulkaba  Laga Madnoocaa Inuu Kabaxo  Wabilaahi Tawfiiq. 

 

Somalialnd Hanoolaato.

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...