Madaxweyne Uhuru Kenyatta Oo Ka Hadlay Guusha Dalkiisu Kaga Mid Noqday Golaha Amaanka

0
Saturday June 20, 2020 - 15:36:36 in News by
  • Visits: 845
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Uhuru Kenyatta Oo Ka Hadlay Guusha Dalkiisu Kaga Mid Noqday Golaha Amaanka

    Madaxweyne Uhuru Kenyatta Oo Ka Hadlay Guusha Dalkiisu Kaga Mid Noqday Golaha Amaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Uhuru Kenyatta Oo Ka Hadlay Guusha Dalkiisu Kaga Mid Noqday Golaha Amaanka


Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa soo dhoweeyay guushii ay Kenya ka gaartay wareeggii labaad ee codeynta ee doorashadii kursiga aan joogto ahayn ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay.





 
 
Wuxuu ku tilmaamay guusha Kenya inay tahay mid muujineysa waddankiisa iyo saameynta ay ku leedahay jaalliyadaha quruumaha oo ah iskaashi aamin ah oo la isku halleyn karo, sida uu sheegay Uhuru.



Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay waa hay'adda UN ugu awoodda badan ee loo xil saaray ilaalinta nabadda iyo amniga adduunka.



Guushan ayaa Nairobi siineysa fursad ay ku soo noqoto tobanka xubnood ee aan joogtada ahayn, kuwaas oo inta badan la shaqeeya shanta xubnood ee joogtada ah ee Ruushka, Shiinaha, Boqortooyada Ingiriiska, Mareykanka, iyo Faransiiska.

Loading...
Loading...