Xildhibaanada Golaha Shacabka oo dood adag ka leh sharciga Haweenka

0
Saturday June 20, 2020 - 10:51:20 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 875
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Shacabka oo dood adag ka leh sharciga Haweenka

    Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista xeerka qoondada haweenka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista xeerka qoondada haweenka




Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 20/6/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho.

 

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista xeerka qoondada haweenka oo ka mid ah afarta xeer ee guddiga wadajirka ah loo xil saaray iney soo diyaariyaan.

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in berri oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .


Loading...
Loading...