War Degdeg ah: Kalfadhigii Golaha Wakiilada Somaliland Oo Baaqday.

0
Saturday June 20, 2020 - 09:06:02 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1830
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg ah: Kalfadhigii Golaha Wakiilada Somaliland Oo Baaqday.

    "Kalfadhigan aan caadiga aheyn ayaa la rabay in lagu ansixintii"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kalfadhigan aan caadiga aheyn ayaa la rabay in lagu ansixintii"

Hargaysa (HWN) Kalfadhigii aan caadiga aheyn ee golaha wakiilada Somaliland  u balan sanaayeen Saaka oo dib u dhacay muddo 7 cisho ah.

 

Kalfadhigan aan caadiga aheyn ayaa la rabay in lagu ansixintii labada xubnood ee guddida doorashooyinka Qaranka ee xisbiyadda mucaaridka Somaliland.

 

Lama sheegin sababta keentay dib udhaca ku yimid kalfadhigan.

 

Wararkayaga dambe kala soco warkan oo faahfaahsan


Loading...
Loading...