Raysal Wasaare Khayre Oo Muuse Biixi U Daba Maray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

0
Thursday June 18, 2020 - 18:22:12 in News by
  • Visits: 3591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaare Khayre Oo Muuse Biixi U Daba Maray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

    Raysal Wasaare Khayre Oo Muuse Biixi U Daba Maray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaare Khayre Oo Muuse Biixi U Daba Maray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle


Muqdisho(HWN):-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya MudaneXasan Cali Khayre, ayaa saaka kulan kula qaatay magaalada Djibouti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibouti mudaneIsmaaciil Cumar Geelle.




Ra’iisul Wasaaraha ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahad celiyay gogosha uu u fidiyay Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland iyo dadaalka dheeraadka ah ee uu ku bixiyay in wadahadallada ay guul ku soo dhamaadaan.


Ra’iisul Wasaare Khayre iyo madaxweyne Geelle ayaa sidoo kale ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhinacyada amniga dhaqaalaha iyo istaraatiijiyadda labada dal ee walaalaha ah.

—DHAMMAAD—-

Loading...
Loading...