Somaliland iyo Japan

0
Thursday June 18, 2020 - 10:15:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 964
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland iyo Japan

    BY: Mohammed Adam Hassan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BY: Mohammed Adam Hassan

Dalka Japan waa dal dhaca Bariga Qaarada Asia waa dalka leh passportka aduunka ugu xoogan kaalinta kowaad ayu aduunka uga jiraa passporka japan waa dalka kowaad marka la qimeyay dhinaca technoligiyada kaalinta kowaad ayay aduunka uga jirta japan dhinaca technolgiyada.



Qofka japanise ka ah Dawladu qiimo gaara iyo qadirin dheerada ayay sii saa ma jirto wax cunsirayada bulshada dhexdeeda ,dalka japan waa dalka ugu qadarinta badan macalimiinta aduunka ,macalinku waxa u qaata mushahar u dhigma wasiirka iyo dhakhtarka iyo Engineradaba.


Hadaba intaas hadaynu ka oganay dalka japan maxay dawlada Somaliland iyo shacabkedu kaga dayan karaan dawlada japan o ah saaxibka ugu wayn united state of America.


Japan waa tusaale nool o aynu tusaale ka dhigan karno ku dayan karno ka dibna dhaafi karayno kaliyata waxay u bahantahay in aynu isbadalka aqbalno o shaqo adagna la nimaadno ka takhalusno qabyalada iyo cid jeclaysiga.

 

Somaliland iyo japan la soco qaybaha danbe ………………..

 

LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.

…………………………………………………………………………………………………………

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.


DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.


E-MAIL: [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...