War Deg Deg Ah:-Dawlada Jabuuti Oo Miiska Wadda Hadalka Ku Soo Celisay Guddiyadii Somaliland Iyo Soomaaliya

0
Wednesday June 17, 2020 - 21:49:00 in News by
  • Visits: 5447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Dawlada Jabuuti Oo Miiska Wadda Hadalka Ku Soo Celisay Guddiyadii Somaliland Iyo Soomaaliya

    War Deg Deg Ah:-Dawlada Jabuuti Oo Miiska Wadda Hadalka Ku Soo Celisay Guddiyadii Somaliland Iyo Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Dawlada Jabuuti Oo Miiska Wadda Hadalka Ku Soo Celisay Guddiyadii Somaliland Iyo Soomaaliya


Hargeysa(HWN):-Dawlada Jabuuti Ayaa Ku Guulaystay Inay Miiska Wada Hadalka Ku Soo Celiso Guddiyada Somaliland Iyo Soomaaliya oo saacado ka hor ku kala kacay shirkii u socday.



Image

Dedaal uu sameeyey madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa keenay inay miiska wada hadalka ku soo noqdaan guddiyada labada dhinac, waxaana mar kale si toos ah u bilaabmay shirarkii wadda hadal.


Wararkaka soo baxaya shirka ayaa sheegaya in labada guddi ay aqbaleen dhexdhexaadinta uu sameeyey madaxweyne Geelle iyada oo aan ilaa hada aanay soo bixin tanaasul ay labada dhinac ka sameeyeen halkii ay ka taagnaayeen qodobadii sababay inay miiska ku kala kacaan.


Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in madaxweynaha Jabuuti uu labada dhinacba ku qanciyey inay marka hore ku soo noqdaan miiska wada hadalka ka dibna mar kale la sii anba qaado qodobadii doodu ka socotay.


Guddiyada kala matalaya somaliland iyo soomaaliya ayaa aqbalay dhexdhexaadinta madaxweyne Geelle waxay ku laabteen miiska wadda hadalka.


Wixii Warar Ah Ee Ka Soo Kordha Kala Soco Hadhwanaagnews.com


Loading...
Loading...