Wasiir Omar Oo Sheegay In Dib Loo Dhigay Duulimaadyada Gudaha Dalka

0
Wednesday June 17, 2020 - 14:20:01 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Omar Oo Sheegay In Dib Loo Dhigay Duulimaadyada Gudaha Dalka

    Wasiir Oomaar oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in sabab la xiriirta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Oomaar oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in sabab la xiriirta


Wasiir Oomaar oo u Waramey VOA

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad {Oomaar} ayaa sheegay in mar kale dib loo dhigay furitaanka duulimaadyada Gudaha dalka Soomaaliya.

 

Wasiir Oomaar oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in sabab la xiriirta iyadoo laga taxadarayo faafitaanka cudurka Covid-19 dob loogu dhigay furitaanka duulimaadyada,hayeeshee uusan sheegin xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo.

28-kii Bishii Maarso ee anadkaan 2020 ayaa Wasaaradda Gaadiidka iyo duulsta hawada waxaa ay ku dhawaaqday in la joojiyay duulimaadyada Caalamiga ah ee yimaada Soomaaliya iyo kuwa ka baxa,kadib markii kiisasii ugu horeeyay ee Coronavirs xilligaas laga helay Soomaaliya.

 

3-ka Bishaan ayaa la hadal haayay in dib loo furaayo duulimaadyada,iyada oo sidoo kale dowladda Soomaaliya ay dhowr jeer dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin ku xayirnaa qaar kamid ah dalalka Caalamka.


Loading...
Loading...