Cabdi Maxamed Jaamacn Waayeel Wasiirka A/Gudaha Galmudug Oo Magacaabay Guddi Cusub

0
Wednesday June 17, 2020 - 12:13:34 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdi Maxamed Jaamacn Waayeel Wasiirka A/Gudaha Galmudug Oo Magacaabay Guddi Cusub

    Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Cabdi Waayeel ayaa lagu Magacaabay Guddiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Cabdi Waayeel ayaa lagu Magacaabay Guddiga




Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamacn Waayeel ayaa magacaabay Guddiga qaban-qaabada dhismaha Golaha deegaanka Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

 

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Cabdi Waayeel ayaa lagu Magacaabay Guddiga oo ka kooban 13-xubnood, kuwaasi oo ka shaqeyn doona sidii Golle deegaan loogu sameeyn lahaa Degmada Hobyo.

Sidoo kale waxaa Wareegtada Magacaabista ah lagu xusay in baahi loo gabo in Degmada Hobyo yeelato Golle deegaan, si loo dardar-geliyo Howlaha kala duwan ee ka socda halkaas.

 




Loading...
Loading...