Ajendaha kulanka maanta ee xildhibaanada golaha shacabka

0
Wednesday June 17, 2020 - 11:41:31 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1363
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ajendaha kulanka maanta ee xildhibaanada golaha shacabka

    Ajendaha kulanka maanta ee xildhibaanada golaha shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ajendaha kulanka maanta ee xildhibaanada golaha shacabka




Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Arbacada maanta ah ee Yeelanaya mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa.

 

Kulankaan ayaa ah kii seddaxaad ee kalfadhigan ay yeeshaan xildhibaanadu, waxuuna ajendihiisu yahay, akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Nootaayooyinka.

 

Hindise Sharciga Nootaayooyinka ayaa ka mid ah sharuucda ansixinta u baahan ee weli hor yaalla xildhibaanada golaha shacabka, waxuuna ka mid yahay shuruucda muhiimka ah, maadaama ay Nootaayooyinka dalka ay sida la sheegay si joogto ah u canshuuraan Looga Qaado


Loading...
Loading...