Xilka Xayuubin Ha Lagu Sameeyo Wakiilka Somaliland U Fadhiya Djibouti Mr Abdifataax

0
Wednesday June 17, 2020 - 10:36:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1934
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xilka Xayuubin Ha Lagu Sameeyo Wakiilka Somaliland U Fadhiya Djibouti Mr Abdifataax

    Oo Meel Kaga Dhacay Kala Danbaynta Iyo Nidaamka Waftiga Soomaaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oo Meel Kaga Dhacay Kala Danbaynta Iyo Nidaamka Waftiga Soomaaliland.

Amp Abdifatax wuxuu xagal daac ku sameeyey Waftiga Somaliland ee uu hogaaminyo Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi oo mandate ka Afka waftiga uu u xil saranyahay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Yaasiin Maxamud xiiray (fartoon).



Abdifatax wakiilka Soomaliland ee Jabuuti waxa uu ka hadlay Shaqo aan loo igman sidoo kale waxa uu ku Gafay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Soomaliland Saleebaan Maxamud Aaden kadib markii telfoonkiisa uu si kadis ah ugu dhiibay wariye isga (Abdifatax) soo wacay oo waraysanyey.


Gudoomiyaye Saleeban hadalka uu bixiyey ayaa u muuqay in aanu jirin ku talo gal in uu hadal bixiyo, laakiin ay sababtay telafka uu ugu dhiibay wakiilka Soomaalinad u fadhiya Djibouti waxanay keentay in waftiga Soomaliland ee shirka ka qaybgalay ka soo baxo hadalo is khilaafsan waxana markale warbaahinta la hadlay Wasiir Yaasiin fartoon oo sheegay shirku si habsimiya u socon doono.

 

M Jawhar Xusen

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...