Tiro koobkii Ugu Dambeeyeyee Maanta Laga Soo Saaray Xaaladda Covid19 Ee Somaliland Iyo Tirada Uu Haleelay

0
Tuesday June 16, 2020 - 15:37:23 in News by
  • Visits: 1314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tiro koobkii Ugu Dambeeyeyee Maanta Laga Soo Saaray Xaaladda Covid19 Ee Somaliland Iyo Tirada Uu Haleelay

    Tiro koobkii Ugu Dambeeyeyee Maanta Laga Soo Saaray Xaaladda Covid19 Ee Somaliland Iyo Tirada Uu Haleelay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tiro koobkii Ugu Dambeeyeyee Maanta Laga Soo Saaray Xaaladda Covid19 Ee Somaliland Iyo Tirada Uu Haleelay


Hargeysa(HWN):-Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay Tirokoobyadii ugu dambeeyey ee Xaaladda Cudurka COVID19 ee Somaliland iyaga oo xaqiijiyay in tiradii ugu dambaysay ee cudurkaasi Somaliland soo rito ay dhan tahay 15 qof.




Xog baahinta maalinlaha ah ee ay soo saarto Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland oo mar dhawayd la soo saaray ayaa waxa ay u dhignayd sidan:


"Somaliland ayaa Shaacisay in Shan iyo Toban qof (15) laga helay xanuunka#Covid_19, dhamaantood waa reer Somaliland. Bukaanadan 10 qof waa rag, 5 qofna waa dumar.


Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 8 qof , Burco 6 qof iyo Gabiley oo ah 1 qof.
Waxaa xanuunka ka bogsaday 7 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo Sadex iyo Toban qof. (113)
Loading...
Loading...