"Madaxweyne Farmaajo Waxa Uu Jabuuti Kaga Qayb Galay Shirka Dhab U Heshiisinta Ee Dawlada Federaalka Iyo Somaliland"….Villa Soomaaliya

0
Monday June 15, 2020 - 19:16:28 in News by
  • Visits: 2997
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweyne Farmaajo Waxa Uu Jabuuti Kaga Qayb Galay Shirka Dhab U Heshiisinta Ee Dawlada Federaalka Iyo Somaliland"….Villa Soomaaliya

    Madaxweyne Farmaajo Oo Muqdisho Ku Laabtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Muqdisho Ku Laabtay


Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka qayb galay shirkii Jabuuti ee u dhaxeeyey soomaaliland.

Image may contain: one or more people, people standing and suit

Image may contain: one or more people and people standing

Madaxweyne Farmaajo oo aanay wehelin cid ka tirsan weftigii uu u xushay shirka Jabuuti ayaa goor dhawayd ka dagay madaarka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.


War kooban oo ay madaxtooyada soomaaliya ka soo saartay dib u soo noqoshada madaxweyne Frmaajo ayaa lagu sheegay inuu jabuuti kaga qayb galay shirka dhab u heshiisiinta ee somaliland, waxaanu warka Villa Soomaaliya u dhignaa sidan:-


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti kaga qayb galay Shirka Dhab u Heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo walaalaheenna Somaliland.

Image may contain: one or more people, people standing, suit and wedding



Loading...
Loading...