'' Dagaal Ma Dhamaanin '' .

0
Monday June 15, 2020 - 10:10:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    '' Dagaal Ma Dhamaanin '' .

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

 

Anigu saaaka ka hadli maayo dagaalkii shalay laggu kala food-qaaday waayo kaasi waabu soo xidhmay waxaan se ka hadlayaa sadex qodob .

 

1- Madaxwaynoow in xiniinyo kuwa kugu jira aanay ahayn ee ay yihiin kuwa lagula garab joogaa shirkaagii shalay iyo tusmadaada ayay ka muuqatay , maantana waxaa kuu eeg in aad inoo dhisto xukuumad adag oo aduunka u babac dhigi karta sida colkaagii shalay .

 

2- Wixii shalay meeshaa ka dhacay aduunka oo dhami isha ayuu ku hayay hadeerna cid waliba fariinteedda ayay faafinaysaaye aduunka inala socda iyo aduunka aan inaga soo horjeedin wufuud u kala dir uga waranta waxa socda iyo waxa aynu rabno .

 

3- Siyaasadda dabada adaygaa ku wad oo waliba sii adkee , siyaasada gudahana sii debci oo aad u furfur oo adayga oo dhan xaga dabada u wareeji .


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...